Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u furey Shirka Sanadlaha ah ee qiimeynta iyi dib u eegista Caafimaadka dalka oo socon doona muddo sedax cisho ah.
Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim