Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degmad xamar jajaba ee gobolka banaadir ayaa laga xariga jaray xarun cusub oo ay halkaas ku yelaneeyso hay’ada aqoonsiga iyo diwaan galinta Nira
Munaasabad xariga loogu jarayay xarunta ayaa waxaa kasoo qeyba galay masuulin ka tirsan gobolka banaadir kan degmad xamar jajaba iyo madax ka socota hay’ada Nira
Waxaa SooJeedineysa: Sahra Cabdi Xuseen