Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Hirshabelle, oo kaashaneysa hay’adda Somali Peace Line, ayaa magaalada Jowhar ku qabatay tababarka wadatashiga siyaasadda dhalinyarada QARANKA, si gaar ah diiradda loogu saaray mudnaanta dhalinyarada Hirshabelle.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.