WARARKA Shirka Horumarinta qaab dhismeedka shahaadooyinka oo laga daahfuray Muqdisho. By admin - February 23, 2025 0 12 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo ku saabsanaa horumarinta qaab dhismeedka shahaadooyinka la aqoonsan yahay ee Soomaaliya ayaa waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/CABDICASIIS-WAXBARASHADA.mp3 Share this:FacebookX