Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay shir weynaha masuuliyad wadareedka bulshada ee Soomaaliya kaasi oo lagu lafa gurayo muhiimadda ay leedahay in si wadajir ah looguto waajibaadka bulshada.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.