Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan dib u heshiisiinta oo mudooyinkan u dambeeyay ka soconayay magaalada Jowhar ee caasimadda Hirshabeelle ayaa looga arinsanaayay xal u helida coolad beleeyada ku soo noq noqotay deegaanada maamulka Hirshabeelle.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.