Mucaaradka Turkiga oo la filayo in ay xabad-joojin ku dhawaaqan.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kurdiyiinta Turkiga ayaa rajeynaya in hoggaamiyahooda xabsiga ku jira uu dhowaan ku dhawaaqo xabbad-joojin, taasi oo soo afjaraysa dagaal muddo tobannaan sano ah u dhexeeyay fallaagada Kurdiyiinta iyo dowladda Turkiga.

Laakiin Madaxweynaha Turkiga ayaan caddaynin shuruudaha uu isagu diyaarka u yahay in uu aqbalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here