Mid kamid ah dhalinyarada Degmada Baladweyne oo Aroos duubista ka Maareeya Nolosha Qoyskiisa.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Cabdirisaaq Cabdi Muumin oo kamid ah dhallinyarada ku nool magaalada Baladwyne ayaa mudo koow iyo toban sano ah noloshiis ka maareeyo xirfdda sawir qaadista iyo duubista muuqaalada Aroosyada iyo xalfadaha magaalada Baladweyne.

waxaa soo jeedinaya : Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here