Tababar Ku Saabsan awoodsiinta dumarka leh ganaacsiyada yar yar oo lagu qabtay Jowhar.

0
29

Jowhar – ( Radio isnaay ) 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 maamulka 𝐇𝐢𝐫𝐬𝐡𝐚𝐛𝐞𝐥𝐥𝐞 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐚𝐫 𝐤𝐚𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐃𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐲𝐚𝐫-𝐲𝐚𝐫 𝐥𝐞𝐡 magalad 𝐉𝐨𝐰𝐡𝐚𝐫.

Ujeedka tababarkan ayaa ah awoodsiinta haweenka ganacsada ah ee ku dhaqan magaalada Jowhar iyo sidii ay ugu fa’iidestaan ganacsigooda.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here