Shirka Golaha la-tashiga Arimaha Haweenka oo lagu Qabtay Muqdisho.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa si rasmi ah u furtay shirka Golaha La-tashiga Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha oo maanta yeeshay shirka saddex biloodlaha ah ee guddiga ayadoo ay aheyd markii ugu horreysay ee shirkan la qabto sanadkaan.

waxaa soo jeedinaya: – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here