Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka XFS ayaa furay machadka sare ee tababarka iyo horumarinta sharciga.
kullanka wada tashiga ayaa ku saabsana dhameystirka machadka sare ee tababarka ito horumarinta sharciga ayaa ka furmay agaaada caasimada ee muqdisho kullanka oo aay waxa soo qaban qaabiyey wasaaradda cadaalada iyo arimaha dastuurka somalia.