Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Caddaaladda Bulshada waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay 26-kii Nofeembar 2007, iyadoo la doortay 20-ka Febraayo in lagu xuso sanad walba. 10-kii Juun 2008, Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) waxay si mideysan u ansixisay Baaqa Caddaaladda Bulshada ee loogu talagalay Caalamiyeynta Cadaaladda ku saleysan.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.