Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka badan 250 ururrada bulshada rayidka ah ee caalamka kamid ah ayaa warqad ay soo saareen ugu baaqeen dawladaha soo saara diyaaradaha F-35 inay joojiyaan hubka ay u dhoofiyaanIsraa’iil.
Ururradan ayaa sheegay in marka la eego jilicsanaanta xabbad-joojinta Qasa ay lagama maarmaan tahay joojinta hubka loo dhoofiyo maamulka Israa’iil, si aysan mar kale ugu adeegsan dagaalka Qasa.