Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dalagga bariis baroowga ama bariis cadaha ayaa soo buux dhaafiyay Suuqyada lagu iibiyo Magaalada Jowhar iyadoo ganacsatada iibisa bariiska ay u sababayeen in bariis badan ay sanadkan kasoo wada go’een beeraha gobolka Shabeellaha dhexe.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.