Tababar Ku Saabsan u adkeysiga culeysyada shaqooyinka oo lagu soo gaba gabeeyay Jowhar.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir Kuxigeenka Ahna Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowlaha Hoose ee Hirshabelle Mudane Liiban Cabdiraxmaan ayaa Magaalada Jowhar ku soo xeray Tababar ku saabsanaa ladnaanta iyo u adkeysiga culeysyada Shaqo, Hooyanimo, Bulsho iyo Hogaamiyeed kaasoo loo qabtay Haweenka xubnaha ka ah Golaha Deegaanka Iyo Haweenka ka shaqeeya Nabadda ee Degmooyinka Jowhar iyo Warshiikh.

waxaa soo jeedinaya ; – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here