Shir looga hadlayay soo afjaridda colaadda Ruushka iyo Ukraine oo Ka dhacay Sacuudiga.

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa Talaadadii sheegay in Maraykanka uu ka shaqaynayo sidii loo heli lahaa “xal caddaalad ah oo waara” si loo soo afjaro dagaalka saddexda sano jirsaday ee Ruushku ku hayo Ukraine.

Rubio ayaase sheegay in ay lagama maarmaan tahay tanaasul ay la yimaadaan Moscow iyo Kyiv si loo gaaro nabad.

Hadalka Rubio ayaa yimid kaddib marki uu Talaadadi shalay kula kulmay magaalada Riyadh ee caasimaddda Sacuudiga, dhiggiisa Ruushka Sergey Lavrov.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here