Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maxkamadda Gobalka Mudug ayaa maanta u fadhiisatay dhageysiga kiis dil ah oo lagu soo eedayay eedeysane Cali Axmed Cilmi (Garabeey) oo loo heysto dilka Allaha Unaxariistee marxuum Guuleed oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.