Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo ansixiyey degmo-nimada Biyo-Cadde.

0
52

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Kulan oo ay ka soo qeyb galeyn gollaha wasiiradda maamulka Hirshabelle ayaa waxaa shir-guddoomiyay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) waxaana diirrada lagu saaray xaaladaha amniga deegaanada maamulka hirshabelle, sameeynta ka dhalatay isbadalka cimilada, doorashadda gollaha deegaanka ee ka dhacday degmad Balcad, iyadoona Wasaaraddaha Amniga, Qorsheynta iyo arrimaha gudaha looga dhageeystay warbixino ku sabsan waxqabadkooda.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here