Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Marka bisha Ramadaan ay soo dhowdahay, waxa isbedel ku yimada raashiinka qutul daruuriga ah Suuqyada Magaalada Jowhar maadaama dadka Magaalada ay isku diyaariyaan soo iibsashada cuntooyinka afurka-ka iyo suhxuurka inta lagu gudi jiro bisha barakeysan ee Ramadan.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.