Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haween badan oo ku nool Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hirshabelle ayaa fursad ganacsi ka abuurtay sameeynta barafka iyo jalaatada si ay ugu mareeyaan noloshooda iyo mida qoyskaba.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.