Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku gubay qaad si sharci daro ah Dalka ku soo galay.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa ku dhawaad afartan jawaan oo jaad ah ama khaad ku gubay xeebta degmad Karaan ee Gobolka Banaadir.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here