Biyo yari Saameeyay xoolo-dhaqatada ku nool deegaano katirsan Mudug.

0
50

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degaano katirsan Gobolka Mudug waxaa xilligaan kajira Abaar daran oo saameeyay nolosha bulshada iyo xoolo-dhaqatada.

Xoolo-dhaqatada ku nool deegaano ay ka mid yihiin quracle, cali boodle,odiyaale iyo deegaano kale ayaa walaac xooggan ka muujiyay biyo yaro bahsan oo ka jira deegaanadooda.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here