Jowhar (Isnaay Radio) Magaalada Jowhar waxa ay sameyneysaa horumar dhanka Ganacsiga ah sanadahan dambe waxaana soo badanaya goobaha ganacsi ee shaqeeya xilliyada habeenkii si lamid ah maalintii marka loo eego xilliyadii hore waana horumar lataaban karo oo ay ku tallaabsatay Magaaladan.
Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi