Talaalka ka hortaga cudurka dabeysha oo laga daahfuray Baydhabo.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka DKGS Dr Hussein Mohamed Dahir ayaa maanta daahfuray ololaha talaalka ka hortagga Dabeysha kaas oo si rasmi ah uga bilowday Degmooyinka iyo Deegaanada Koonfur Galbeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiwahab Caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here