Tababar ku Saabsan u’adkeysiga Shaqooyinka oo lagu qabtay Jowhar.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Hirshabelle ayaa tababar u furtay haweenka xubnaha ka ah golayaasha deegaanka iyo kuwa ka shaqeeya nabadda ee degmooyinka Warsheikh iyo Jowhar.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here