Shir looga hadlayay sidii aqoonsi heer qaran loo siin lahaa Qaxootiga oo ka dhacday Muqdisho.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacyaasha Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir looga hadlay sidii aqoonsi heer qaran ah loo siin lahaa Qaxootiga iyo dadka magangalyo doonka ah ee ku sugan Soomaaliya.

Aqoonsigaas ayaa dadka qaxootiga ah ka caawi doona sidii dalkeena ay soo miciin badeen uga heli lahaayeen xuquuq aas-aasi ah, sida u fududeynta dhexgalka bulshada iyo ganacsiga.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here