Sare UKac ku yimid Qiimaha Caanaha Geela Suuqyada Jowhar

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa sara u kac xooggan laga dareemayaa qiimaha la iibiya caanaha Geela suuqyada magaalada Jowhar.

Qiimaha caanaha ayaa ku yimid isbadal xooggan waxaana ganacsatada ay u aaneeyeen sababa la xiriira dalabka caanaha oo batay, bilashada bisha Barakeysan ee Ramadaan
oo ay ka dhimantahay maalmo qura iyo xilliga lagu jiro oo ah xilli jiilaal ah.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here