Madaxweynaha Hirshabelle oo Jowhar ka daah-furay mashruuca dhallinyarada iyo nabadda.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo ay wehliyaan Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Hirshabeelle Maxamed Xuseen Ceynte ayaa Jowhar ka daah-furay mashruuca dhallinyarada iyo nabadda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here