Wasaaradda Owqaafta Soomaaliya oo digniin ka soo saartay Arrimaha Xajka.

0
94

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo Arrimaha Islaamka Soomaaliya, Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa shir jaraa’id looga hadlaayey sicirka xaajka ee sanadkan ku qabatay magaalada Muqdisho waxaana uu ka Soo saaray digniino la xiriira lacagaha dheeraadka ah ee laga qaado xujeyda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here