Taliska Taraafikada Hirshabeelle oo Amar ka soo saartay Qaadashada Sharciga Gaadiidka.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Taliyaha taraafikada Maamulka HIrshabeelle, Hasan daaud Maxamed ayaa soo saaray amar cusub oo lagu hagaajinayo nidaamka gaadiidka magaalada, si loo yareeyo shilalka iyo isku dhacyada gaadiidka ee soo badanaya.

Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here