Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Barakacyaashaan oo ku nool kaamamka Cadaani , Buulo gaduud iyo If iyo Aakhro oo ku yaalo duleedka Galbeedka Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa xilligaan wajahaya duruufo nololeed.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.