Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Raadiyaha 2025 hal ku dhigga Raadiyaha sanadkan “Raadiyaha iyo Isbeddelka Cimilada,” kaas oo diiradda saaraya “xoogeynta idaacadaha si ay u horumariyaan wax-ka-qabashadooda suugaanta saxaafadeed ee mid ka mid ah arrimaha ugu muhiimsan ee xilligan.
Maalintan caalamiga ah waxaa ansixiyey xubnaha UNESCO sanadkii 2011, waxaana si rasmi ah u aqbalay Golaha Guud ee Qaramada Midoobay sanadkii 2012. Waxaa loo dabaaldegaa sanad walba 13-ka Febraayo.
waxa soo jeedinaya : – Cabdiacsiis Xasan