Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Sacuudiga

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in isaga iyo hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ay ku heshiiyeen, in ay “si degdeg ah” u bilaabaan wada xaajood ay madaxweynaha Ukraine kala yeelaneyaan, soo afjarista colaadda u dhaxeysa Ruushka iyo Ukraine.

Trump ayaa dhanka kale sheegay, in isaga iyo madaxweyne Putin ay yeelan doonaan kulamo, iyadoo kan ugu horreeyana uu sheegay in uu ka dhici doono dalka Sacuudiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here