Dhalinyarada ka shaqeeya cilad bixinta Mobeelada casriga oo ku soo badanaya Jowhar.

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xirfadaha gacanta waa mid ka mid ah hal abuurada ay dhalinyarada ku maareeyaan noloshooda waxaana ay ka koobantahay dhowr nooc waxaana warbixinteena ay daarahantahay dhalinyarada ka shaqeeya farsamada gaar ahaan cilid bixinta taleefanada kuwaasi oo ka howlgala suuqa Carwo Istaag oo ku yaal Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here