Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha Kgs oo maalmahanba wado dadaalada hirgalinta ceelbiyoodyo looga hortagayo biyo la’aanta baahsan ee ka jirta deegaanada kgs ayaa waxa ay dhowr ceelbiyood waxa ay ka hirgalisay deegaanka Bookay ee duleedka magaalada Baydhabo
waxaa soo jeedinaya: – Cabdifitax Axmed.