Reysal wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya oo ka qeybgalay Bandhiga Suuq – weynaha Muqdisho.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qayb galay bandhigga Suuq-weynaha Muqdisho oo ay isugu yimaaddeen hormuudka ganacsatada Soomaaliyeed.

waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here