Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Daahfurka Munaasabad lagu soo bandhigayey saxiixa heshiiska shirkadaha loo qaatay tartanka dhismaha qaar ka mid ah iyo dib u dhiska waddooyinka Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay caasimaddaSoomaaliyaee Muqdisho, kaasi oo uu si rasmi ah u saxiixay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed Cabdi.