Jowhar – ( Radio Isnaay ) – In ka 200 qof oo qaba baahiyaha gaarka qaba ah ayaa maqgalada baydhabo looga qeebibyey baaskiilada looga tala galey iyo biraha ay ku socodaan dadka Amooliyaasha ah waxaana deeqdaan iyo hirgelinteedabada ka qeyb qaatey wasiirka wasarada haweenka Konfur galbeed iyo qaar ka mid ah hay’addaha ka howgal dalka.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.