Maalinta Caalamiga ah Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska oo Maanta dunida laga xusayo.

0
74

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka iyo Gabdhaha Sayniska 2025 waxay ujeeddadeedu tahay in la aqoonsado lana horumariyo doorka muhiimka ah ee haweenka iyo gabdhaha ku leh sayniska, iyada oo la dhiirrigelinayo sinnaanta jinsiga ee Cilmiga, Teknoolojiyadda, Injineernimada, iyo Xisaabta (STEM).

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here