Haweenka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka hadlay doorka ay ka qaadan karaan Doorashada qof Iyo Codka ah

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Haweenka ku dhaqan Gobolka shabellah gaar ahaan Degmad Jowhar ayaa soo dhaweyay dorshada qof iyo cod ee lugu wado in ay ka dhacado dalka.

Xamdi Cabdulqadir Axmed oo ka mida ah gabdhah aqoonyada ah ee Magaalada jowhar ayaa ka warbixisay doorka haweenka ka qadan karaan dorshada.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here