Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdıcasııs Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Hindise Sharciyeedka Ilaalinta Gargaarka Bani’aadanimada oo ay diyaarisay Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda Koonfur Galbeed.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.