WARARKA Shir looga hadlayay Horumarinta Maalgashiga oo lagu qabtay Hargeysa By admin - February 9, 2025 0 34 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga iyo Warshadaha maamulka Soomaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabatay Shir looga hadalayay Nidaamka Horumarinta Maalgashiga. waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/02/CABDICASIIS-HARGEYSA-1.mp3 Share this:FacebookX