Jowhar – ( Radio Isnaay )- Ismaaciil Geedi Xasan waxaa uu ka mid yahay dhalinyarada ku nool Magaalada Jowhar kana aflaxday, waxna ka bartay jaamacadaha ka howlgala Magaaladan.
Ismaciil waxaa uu bartay Kuliyadda Computer Science-ka waxaa uuna ku shaqeysta website online ah.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.