Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadka qaba baahiyah gaarka ah ee ku dhaqan Magaalada Jowhar oo iskuga jira rag iyo dumar ayaa ah kuwa u baahan fursadaha waxbarasho ee xiligan ka jira guud ahaan gobolka shabellah dhexe iyo deegaanada ku teedsan oo ay fulineyso wasaaradda waxbarashada maamulka Hirshabeelle
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.