Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Arrimaha Guddaha Dowlad gobaleedka Puntland oo kaashanaysa Hay’adda KAALO ayaa magaalada Baargaal ee maamulka Puntland ka daah furtay Kulan Dadweyne ah iyo isla xisaabtanka maamulka.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.