Howlgal lagu Xaqiinayo Aminiga oo laga Sameeyay Magaaladaasi Baydhabo

0
62

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Gudaha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu sameeyay Howlgal lagaga hortagaayey waxyabaaha Liidka ku ah Amaanka iyadoo Ciidamada Booliska Baaritaan ku sameeyay Gaadiidka iyo dadweynaha Magaalada.

Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here