Bulshada Degmada Xudur oo ka faa’iideystey Daaweynta Qaliimada Cunaha iyo Sanka.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Isbitaalka Iidow Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxaa laga bilaabey Qaliimo kala duwan ee lagu sameynaayo Qiimaha Jirka, sida Daaweynta iyo Qaliimada lagu sameynaayo Qumanka, Sanka,dhegaha iyo qeybo kale.

Waxaa SooJeedinaya:Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here