Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa Magaaladda Muqdisho Lagu Qabtay shirweynaha iibka somaliya kaa oo ay so qaban qaabisay xafiiska xirfadlayaasha soomaaliyeed oo kaashanaya jaamacahada simid shirweynaha waxa ka qeyb galay wasiir ku geenka wasaaradda maaliyada Xumuada fadralka soamaliya iyo masuulyihiin kale .
Waxaa SooJeedinaya: Cabdi Fitax Axmed Maclow