Madaxweynaha Somaliland oo guddi Umagacaabay dabkii ka kacay suuqa Hargeisa.

0
25

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha  Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa Magacaabey Guddiga Heer Qaran kuwaas oo Qiimeyn ku sameeyn doona Khasaaraha & taakulada dabkii Ka kacay Suuqa Idaacadda EE Magaalada Hargeisa.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here