Arday Tababar Ugu socday Cisbitaalka Weyn Magaalada Jowhar oo la soo Gaba gabeeyay

0
20

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –Ardayda Jaamacadda Jobkey ee dhigata culuumta caafimaadka ayaa si rasmi ah loogu soo xiray tababar waxbarasho oo ay ku qaadanayeen Isbitaal goboleedka Jowhar. Tababarkan, oo socday muddo, ayaa ujeedkiisu ahaa in ardayda lagu xoojiyo waayo-aragnimada iyo xirfadaha dhanka caafimaadka

Waxaa SooJeedineysa: Xaliima Cali Ibrahim

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here